Ibraahim Cusmaan oo loo Magacaabay inuu naqdo Madaxweyne ku-xigeen

Gudiga Xiriirinta Xisbiga Barwaaqo ee Deegaanka Soomaalida oo uu hogaaminayay Madaxwaynaha dowlad degaana Soomaalida Mustafe Muxumad Cumar ayaa go’aamiyay in Ibraahim Cismaan uu noqdo Madaxwayne ku-xigeenka DDS. Masuulkan cusub ayaa bedelaya Aadan Faarax Ibraahim oo ahaa Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee degaanka Soomaalida oo loo doortay dhowaan gudoomiyaha aqalka sare ee dalka Itoobiya. Sidoo kalena afhayeenka … Continue reading Ibraahim Cusmaan oo loo Magacaabay inuu naqdo Madaxweyne ku-xigeen